Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beesha caalamka ka dalbatay 6.3 bilyan oo dollar, si wax looga qabto saameynta isbeddelka cimilada ee…
Browsing: Gudaha
1
Ugu yaraan siddeed qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday gaari amni oo galbinayay shaqaale dhisayay waddo ku taalla gobolka…
Iyadoo uu weli taagan yahay khilaafka siyaasadeed ee la xiriira hannaanka doorashooyinka Soomaaliya, ayaa Warar soo baxaya sheegaya inMareykanka, Britain,…
Feeryahannadda Soomaaliyeed Ramla Cali ayaa taariikh cusub ka dhigtay ciyaaraha feerka, kaddib markii ay ku guuleysatay labo suun oo heer…
Kalsooni-darrada u dhexeysa dowladda federaalka iyo mucaaradka ayaa weli ah caqabadda ugu weyn ee hortaalla wada-hadalka siyaasadeed ee Soomaaliya. Hoggaamiyeyaasha…
Xiisad ayaa ka taagan deegaanka Warlaliska ee degmada Dayniile, halkaas oo dad shacab ah oo ku hubeysan middiyo iyo dhagxaan…
Go’aanka Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ee sharci-darrada ku tilmaamay muddo-kordhinta Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn u soo jiitay…
Xil-ka-qaadista guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, Dr. Baashe Yuusuf Axmed, iyo magacaabista Ibraahim Iidle Suleymaan ee xilkaas ayaa dhalisay su’aalo…
Ilhaan Cumar ayaa mar kale ku guuleysatay doorashada Aqalka Wakiillada Mareykanka, iyadoo xaqiijisay muddo-xileedkeedii shanaad ee matalaadda degmada shanaad ee…
Madasha Samatabixinta ayaa magacaawday guddi ka kooban saddex xubnood oo dowladda Federaalka kala xaajoonaya arrimaha doorashooyinka iyo khilaafaadka siyaasadeed ee…