Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay; iyada oo uu guudiga hoggaaminaayo guddoomiyaha Guddiga Cabdikariim Axmed Xasan.
Socdaalka, guddiga ayaa ujeedkiisu yahay dedejinta hawlaha la xiriira diyaar-garowga doorashooyinka qof iyo cod-ka ah. Dowladda Federaalka ayaa dedeaal badan ku bixinneyso widii ay u laban lahayd doorashada aan dadbaneyn
Toddobaadkii tagay dowladda federaalka ayaa la wareegtay gacan ku hayata maamulka Koonfur Galbeed, kaddib bixistii Laftagereen, waxayna Jabriil Cabdirashiid u magacawday hoggaamiye kumeel gaarka ah ee maamulkaas.
Waxaa ku sugan mas’uuliyiinta ugu sarreyso eeDowladda uu gu horreeyo, Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh, Guddoomiyaha Golaha Shabcabka, Taliyaasha Ciidanka Booliska iyo Millatariga, Taliyaha Maxkamadda Ciidamada, wasiirro ka tirasan XFS iyo Siyaasiyiin ka soo jende Koonfur Galbeed.
