Deegaanka Buurhakaba, oo qiyaastii 60km u jira Baydhabo, ayaa maalmahan noqday xudunta abaabul ciidan iyo mid siyaasadeed oo u dhexeeya…
Browsing: Wararka
0
Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa mar kale loo doortay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur-Galbeed, kaddib markii uu kaga guuleystay 66 cod…
Tan iyo markii xilka laga qaaday Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Mahad Cabdiraxmaan Aadan “Taliye Shub,” waxaa isa soo…
Dowlad Goboleedka Koonfur-Galbeed ayaa shaacisay Guddiga Madaxa Bannaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka, oo ka kooban 9 xubnood, kuwaas oo loo…
Magaalada Baydhabo waxaa tan iyo xalay laga soo warinayaa dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ka socda gudaha magaalada iyo deegaannada ku teedsan,…
Waxaa garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho laga celiyay diyaarad sidday wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya, oo ay saarnaayeen ciidan…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka falcelisay go’aankii shalay ka soo baxay Madaxtooyada Koonfur-Galbeed, kaas oo lagu sheegay in maamulkaasi hakiyay…
Golaha Khubarada ee Iran ayaa Mojtaba Khamenei u doortay inuu noqdo Hoggaamiyaha sare ee dalka Iran, isagoo beddelay hoggaamiyihii hore…
Xiisad iyo dhaqdhaqaaq militari ayaa ka taagan Bariga Dhexe, kaddib markii Iran ay gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn (drones)…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa toddobaadkii hore ansixiyay dhammeystirka Dastuurka dalka — tallaabo ka dhigan in Soomaaliya laga gudbayo Dastuurkii Kumeelgaarka…